MW CMC Oo Sheekh Maxamed Xuseen Alaamudiin Uga Mahad Celiyay Deeqda Uu Soo Gaadhsiiyay DDSI.

0 214

MW CMC Oo Sheekh Maxamed Xuseen Alaamudiin Uga Mahad Celiyay Deeqda Uu Soo Gaadhsiiyay DDSI.

Jigjiga(kaalinews.net) 2017. Maalqabeenka wayn ee dalkeena itoobiya mudane Sheekh Maxamed Xuseen Cali Alaamudiin ayaa deegaanka soo gaadhsiiyay deeq iskugu jirta raashin iyo calafka xoolaha oo uu ugu deeqay bulshada abaaruhu saameeyeen ee DDSI.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.