Daawo : Qaabkii Ronaldo Uu U Qasaariyay Rigoorada Ee Kulankii Valencia

0 253

Daawo : Qaabkii Ronaldo Uu U Qasaariyay Rigoorada Ee Kulankii Valencia

by Kaalinews.net |

Marcelo ayaa bar bar dhac min hal gool ah ka bad baadiyay Real ka dib markii goolka guusha uu dhaliyay daqiiqadii 86-aad

Ka hor goolkaas, Valencia ayaa bar bar dhaca keentay daqiiqadii 82-aad ee dhamaadka ciyaarta

Goolkii hore Real waxaa lahaa Ronaldo oo dhaliyay qeybtii hore gaar ahaan daqiiqaadii 27-aad

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.