Jaamacada Qabridahar Oo Dhismaheedu Meel Fiican Marayo

0 309

 

J

Qabridahar(kaalinews.net)  Bulshada shaqo abuurka kaheshay dhismaha jaamacada qabridahar ayaa aad u bogaadiyay iyadoo Jaamacada qabridahara ay tahay jaamacdii labaad ee deegaanka soomaalida itoobiya islamarkaana uu dhismaheedu marayo 54%.

Hadaba, kasakow horumarka balaadhan ee lagafilayo jaamacada qabridahar ayaa hadana waxaa shaqo abuur kahelay dhalinyar badan oo ah iskaashatooyin kakalshaqeeya dhismaha qaybahooda kaladuwan iyo adeegyada kale ee dhismaha. Sidaas darted qaarkamid ah bulshada shaqo abuurka ka helay oo u waramay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in aad ugu faraxsanyihiin jaamacada qabridahar islamarkaana ay kaheleen shaqooyin kaladuwan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.