Shirwaynihii 7Aad Ee Tayada Waxbarashada Jaamacadaha Dalka Oo Ka furmay jigjiga.

0 270

 

 

Shirwaynihii 7Aad Ee Tayada Waxbarashada Jaamacadaha Dalka Oo Ka furmay jigjiga.
Jigjiga,(kaalinews.net), 2017. waxaa ka furmay caasimada DDSI ee magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan shirwaynihii 7aad ee tayada iyo horumarinta waxbarashada jaamacadaha dalka.
Shirwaynahan waxbarashada jaamacada dalka oo ay sanadba marti galiso mid ka mid ah jaamacadaha dalka ayaa waxa sanadkan marigalisay jaamacada jigjiga waxaana ka soo qaybgalay dhamaan madaxwayneyaasha jaamacadaha dalka, oo uu ka mid yahay madaxwaynaha jaamacada jigjiga mudane Dr cabdicasiis ibraahin, masuuliyiin ka socday wasaarada waxbarashada JDFI,
waxbarashada JDFI,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.