kaalinews.net Tababar uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah

0 219

jigjiga kaalinews.net Tababar uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI oo loo qabtay xirfadlayaasha iibka iyo xisaabaadka PSNP. Tababarkan oo kor loogu qaadayeygaraadka aqooneed. Nidaamaka iyo Hagaha iibka Mashruuc PSNP. Islamarkaana ay ka soo qaybgaleen xirfadlayaasha Iibka iyo mid deegaanbga ee 31ka degmo ee uu ka howlgalo mashruucu. Ayaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee xafiiska horumarinta Beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI. Hadaba tababarkan waxaa uGu horayn ka hadlay agaasimaha damaanad qaadka cuntada ee xafiiska horumarinta beeraha ee DDSI.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.